Skip to main content

Soomaliga

Ururka PACER waxa uu bixiya tababar (workshop), waxqabad ama taageero gaar ahaaneed iyo qoraalo la fasilay oo ku saabsan dhibaatooyinka ay la kulmaan qoysaska ka socda meelaha kala gadisan. qoraalada hoos ku qoran waa kuwo ka mid ah qoraalda lagu turjumay afka Soomaliga.

Waa lacag la’aan

Xulashada Doorka Khilafaad Xalinta ee Minnesota

| PHP-a59so

Xulashada Doorka Khilafaad Xalinta ee Minnesota

| PHP-a60so

Activity Cards

Let's Talk and Count! Activity Cards (Somali)

square $4 | 10+ copies, $2.50 each | 100+ copies, $2 each  | PHP-a41so

Faylka lagu kaydiyu qoraalada muhiimka ah

Faylka lagu kaydiyo qoraalda waxbarashda gaar ahaaneed
waalidku waxa ay ku kaydin karaan qoraalada muhimmka ah ee la xiriira waxbarashada iyo tusaalo kusaabsan dan wadaaga ka dhexeeya waalidka iyo iskuulka.
1-10, $10 each | 11-100 copies, $8 each  | PHP-a5So

Handouts squareFree to Download pdf icon | $1.50 per request | 10+ copies, $.50 each

PHP-c302so
Baaq Caawinaad ah ee Ilmaha Dib-udhaca Xoogan leh ka Saacidaya Akhriska iyo Qorista PHP-c206so
Baaq Caawinaad Akhriska iyo Qoraalka: Ilmo walba waxey u baahanyihiin codeyn PHP-c207so
Ballan qaad Tababar-qeexnnaan: Caawinaadda Ilmahaaga xagga Akhriska iyo Fahamka GE-3so
Brashada la xiriirka: Waqtiga go'an ee Horumarka koritaanka Caadiga ah PHP-c69so
Ciyaar wax-barasha ah: Tilmaamaha lagu hormarinayo xirfadaha waxbarasho ee ilmahaaga waqtiga ay guriga joga PHP-c301so
Dugsi Diidka iyo Cafimaadka Maskaxeed: Waxyaabaha waalidku u baahanyihiin in ay ka ogadaan PHP-c269a-so
Fahamka Habka Adeegga Hor u billaabidda Dhexdhexaadinta ee Minnesota PHP-c137so
Goorta Waalidiintu Ay Ka Walwalsan Yihiin Horumarka Bulsho-Dareenka Ilmahooda Xannaanada PHP-c294so
Hab ilmahaaga dib u dhaca leh loogu Diyaariyo Dugsiga Barbaarinta: Baaq loogu tala galay waalidka PHP-c179so
Habka loo helo wax qabadka dagmada ee ku saabsan Caafimaadka dhinaca dabciga iyo dareenka. PHP-c84so
Hadaad wawal ka qabto: Gorma ama Habke loo codsada Qimeynta Qorshaha Waxbarashada Gaar-ahaneed Ilmahaga yar PHP-c280so
Hagaha waalidka iyo baraha: Isticmaalka Qorshaha Talaabada Ardayga ee Kahortaga Xoogsheegashada (Bullying) BP-37so
Halkad ka bilaabi karto: Fahamka heerka uu horumarka waxbarashada iyo shaqeyntu mareyso PHP-c186so
Handadaadda iyo Dhibaateynta Ardeyda Dib-udhaca leh BP-18so
Heerka Meleynta Waxbarashada Gaar-ahaneed PHP-c265so
Jawiga u Caadiga ah waxuu Saacidayaa Howlaha ka Hortagga hore PHP-c178so
Keydinta Diiwaanka Waxay Taageertaa Ka Qaybgalka Waalidka ee Qorshaynta Waxbarashada Gaarka ah PHP-c155so
Ku Dhiiro Geli Ilmahaaga Dhaqan-wanaagga iyo Horumarka Dugsiga Abaabulka qorsho guriga ee barnaamijka loo yaqan: Dhaqan wanaag, ka hor-tag iyo taakuleyn dugsiga oo idil PHP-c218a-so
Qalabka Caawimaadda ee Loogu tala galay Dhalaanka iyo Ilmaha Naafada ah ee Da’adoodi Yartahay PHP-c212so
Qancinta Baahida la Aqoonsanyahay ee Ilmahaaga iyo Qoyska ee Ka-hortagga Hore PHP-c297so
Qiimayn: Maxay u qabataa ilmahaaga? PHP-c2so
Qoraalka (Records) Skuulka iyo Xuquuqda Waalidka PHP-c41so
Qorista Yoolalka iyo Ujeeddooyinka Qorshaha Waxbarashada Gaar-ahaneed ee Dhalaanka PHP-c260so
Qorshaha Maareeynta Xaaladaha Qatarta ah: Sacididda Ilmaha iyo Dhalinyarada leh Baahi Xagga Caafimaad-daro Maskaxeed PHP-c225so
Qorsho ficileed ay ardadu buuxin karto oo ay kaga hortagi karan handadaadda – Student Action Plan Against Bullying BP-25so
Sidee ku ogaadaa in ilmaheyga horumar gaarayaan? PHP-c78so
Talaab qaadka Ka Gudubka Xanaanada (Preschool) u gudubka Dugsi-bilowga (Kindergarten) PHP-c196so
Tix-raac ah: Isu Diyaarinta ka Qeyb qaadashada Kulan Dhexdhexaadinta ee lagu Xaliyo Qilafaadka PHP-c200so
Tusaaloyin ah Halka Waqtiga Xaadirka ah Horumarka Tacliinta iyo Hab Shaqeynta Marayaan PHP-c253so
Wa maxay Maareynta ama Howl isu-duwidda? PHP-c274so
Xiriritaanka ku lug leh Qorshaha waxbarashda gaarka ah PHP-c82so
Yoolasha Qorshaha Waxbarashada Gaar ahaaneed PHP-c266so